Jen. Indhacadde iyo ciidan uu horkacayo oo caawa la wareegay taalada daljirka Dahsoon

Ciidamo uu horkacayo Jen. Yuusuf Siyaad Indha-cadde ayaa caawa  la wareegay Taallada Daljirka Dahsoon oo la filayo in berri uu ka dhaco bannaanbax ay hoggaaminayaan Midowga Musharixiinta. Banaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo. Jen. Indhacadde ayaa sheegay in ujeeddada ciidamadan ay tahay sugidda ammaanka dadka bannaanbaxaya, waxaana intaa … Continue reading Jen. Indhacadde iyo ciidan uu horkacayo oo caawa la wareegay taalada daljirka Dahsoon